Haweeney caan ka aheyd Mareykanka oo Geeriyootay iyo Dagaal siyaasadeed ka dhalan kara geerideeda

Ruth Bader Ginsburg oo ahayd garsoore muddo dheer ee Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa fiidnimadii Jimcaha u geeriyootay cudurka kansarka. Ginsburg, oo aheyd haweeneydii labaad ee garsoore ka noqota Maxkamadda Sare, ayaa ku dhimatay gurigeeda oo ku yaal caasimadda Washington iyadoo ay qoyskeedu ku hareereysnaayeen, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay maxkamada. Waxa ay … Continue reading Haweeney caan ka aheyd Mareykanka oo Geeriyootay iyo Dagaal siyaasadeed ka dhalan kara geerideeda